NorthStar Health Coaching — 90 Cisho

Isbadal Dhab ah
90 Maalmood

"NorthStar Health — Your Star That Guides The Way"

Ku lumi 12kg — 90 Cisho.
Dhis caadoyin iyo kalsooni. Barnaamij diyaarsan — jimicsi iyo cunto cafimaad leh, macalin ku garab taagan.

Ku Soo Biir WhatsApp — $120 Bishii

Contract ma jiro  ·  Cancel waqti kasta  ·  Access 24 saac gudahood

90
Maalmood
12 kg
Ugu Yaraan Lum
3
Natiijooyin Dhab ah
$120
Kaliya
Waxaad Heleysaa Waayo Arag Badan — Natiijo Buuxda

Haddaad hore iskugu deyday
laakiin aad guul dareesatay —

Adiga khalad kuma lihid. Waxaa laga yaabaa in barnaamijkaas aan si gaar ah kuugu habboonayn. Taasi waa sababta loo sameeyay barnaamijka 90-ka Cisho.

😔
Waad bilowdaa — haddana waa joojisaa
Program walbo oo ku biloowda orod iyo degdeg ma dhaafo asbuuca 2aad. Uma baahid dhiirigelin — waxaad u baahantahay system iyo macalin ku garab taagan.
🍽️
Ma garanaayo maxaan cunaa?
Wareer iyo hadalo is diidaya ayaa maanta ka buuxa baraha bulshada. Kaliya waxaad u baahantahay hal qorshe oo cad — cunto fudud, wax walbana waa laguu diyaariyay.
🏃
Haddii jimicsiga adag yahay
Oo aadan garaneen waxa aad sameyso — waxaan ku diyaarinay jimicsyo video ah oo aad ku samayn karto meel walbo: guriga, gymka, xitaa shaqada.
🧍
Haddii kalinimo aad dareemeyso
Waan dareemi karnaa — kalinimada waa niyad jab, gaar ahaan marka misanka la ridaayo. Waxaan kuu diyaarinay dad sidaada oo kale ah, goolkaaga oo kale xambaarsan — walaalo si cuqdad la'aan ah u tartamaya.

Taasi waxay ahayd sababta aan 90 Cisho u sameeyay — barnaamij diyaarsan oo leh coach kugu taageera tallaabo kasta. 90 maalmood. Isbadal dhab ah.

Maxaad ku Helaysaa Gudaha 90 Cisho

Wax walba waa diyaar.
Adiga kaliya ku soo biir.

Jimicsi laguu diyaariyay. Cuntooyin Soomaali ah. Caadoyin kuu waari doona. Walaalo ku jecel. Hal app ayaana ka wada heleysaa kuli.

💪
Barnaamij Jimicsi Diyaarsan
Wax walba waa laguu diyaariyay
4 asbuuc program diyaarsan — guriga iyo gymka. 3 maalin kaliya jimicsi. Bil walbana barnaamijka mid ka adag kii hore ayaa kugu sugnaan doona.
🥗
Cuntada
Cunto misaan dhimis la diyaariyay
3 waqti. Carbs, proteins, fat — nooc walbo oo cuntooyinka doorasho. Kaloriskaaga oo laguu qayaasay, adiga laguugu talagalay — adiga kaliya cun.
👥
Koox Taageero ah
Guruubyo private ah
Aan kugu dhiirgelin doono. Guulaha aan ku wadaagno. Dad sidaada oo kale ay ku jiraan — walaalo si maseerka ka fog yahay ugu tartama goolkooda.
📊
Ka War Qabid Usbuucle
Macalin kuu fiiriya axad walbo
Axad walbo macalinka wuxuu dib u fiirinayaa hadba sida asbuuca lasoo dhaafay marxaldaada ahayd. Su'aalahaaga ayuu kasoo jawabayaa — xitaa haddaadan su'aal qabin, wuxuu ku weydiinayaa: maxaa asbuuca kuu qabsoomay?
📱
NorthStar Health App
Wax walba hal app
Waxaad ka heleysaa jimicsiyo, cuntooyin, caadooyin, ka warqabid — wax walba hal app. Usoo dagso si bilaash ah. Wax walba ayaad ka heleysaa marka aad ku biirtid.
Raadraacida Caadooyinka
Caadoyin kuu waari doona
Cabida biyaha, jimicsiga, cunto cafimaad leh, hurdada oo la koontoroolo — 30 maalmood gudahood natiijo weyn ayaad abuureysaa.
Safarka 90 Maalmood

Maxaa dhacaya
bil kasta?

Saddex bil. Saddex marxaladood. Hal isbadal oo buuxa.

01
Bishii 1aad — Dhisida Aasaaska
Bilow si xoog leh
Bisha 1aad waxaad heleysaa jimicsigaaga iyo cuntoyinka lagugu talagalay. Waxaad abuureysaa caadoyin cusub oo caafimaad ah — sida cabida biyaha, jimicsiyada, socodka, iyo sida cunooyinka loo cabirto. Macaamisha inta badan asbuuca 2aad ayey isbedelka jirka dareemaan. Bisha 1aad waa dhisida caadooyinka iyo jookteenta — kaamil ma aha, joogtaynta ayaa muhiim ah.
02
Bishii 2aad — Kordhinta Xoogga
Xoogga sii kordhi
Bisha 2aad waxaa kordhaya adkeynta jimicsiga — culeys iyo adeeg labadaba. Kardiyowga kor ayaa loo qaadayaa. Caadooyinkaas waxey noqonayaan kuwa noloshaada qeyb ka ah. Jirkaagana isbedelka waa laga dareemayaa — energiga ayaa kor u kacaaya, dharkana weey kaa weynaanayaa. Waana halka kalsoonida ka bilaawato.
03
Bishii 3aad — Isbadalka Dhabta ah
Natiijada la arko
Bisha ugu danbeysa — 4 jimicsi asbuucii. Culeyska oo kor loo sii qaado. Kardiyowga oo 3 jeer asbuuc laga sameeyo. Sawiradaada oo isbadel weyn aad ka aragto. Halkaan waa halka ardayda 90 Cisho natiijada ugu weyn ay kula kulmaan — intooda badana 3 bil kale ayey ku darsadaan maxaa yeelay dib uma noqon doonaan.
Natiijooyin Dhab ah

Bulshadeeyda waxay
gaaraan

Dad dhab ah. Natiijooyin dhab ah. Kuwan ma aha sawirada ka hor iyo ka dib — kuwan waa isbadelka nolosha.

Hore
92 kg
Dib
84 kg
−8 kg
30 maalmood gudahood
Muno Nur
90 Cisho Starter — Bishii 1aad
Hore
73 kg
Dib
70 kg
−3 kg
15 maalmood gudahood
Asiyo
90 Cisho Starter — Dhamaadkii
✦ Sheeko Gaar ah
"15 sano xanuunka jilbaha ayaan la noolaa. Xitaa haddii aan Jarmalka u safray si jilbaha la'iiga daaweyo — salaad ma tuki kareen kursiga la'aantii. NorthStar ka dib — Alxamdulillah, hadda salaadda kursiga la'aan ayaan ku tukadaa."
Isbadalka
15 sano xanuunka jilbaha — hadda salaadda kursiga la'aan ayuu ku tukadaa.
Abdukadir
Norway · NorthStar Health Coaching
Before and After Transformation 8
Before Hore
After Dib
🌟
Adiga ayaa xiga?
Natiijadaada ayaan dadka la wadaagi doonaa 3 bilood kadib. Ku biir maanta — meeshaan xigta waxay kuu sugaysaa.
Bilow Maanta →
Qiimaha

Hal Qiime. Natiijo Dhab ah.
Qarash lagu qarinaayo malahan.

Kaliya natiijo. NorthStar Health App — wax walba hal meel.

90 Cisho — Starter Tier
FitStart Program
Bilow safarka caafimaadkaaga
$120
bishiiba · per month — cancel anytime
  • Barnaamij jimicsi diyaarsan (NorthStar Health App)
  • 3 ready-made fat loss meal plans
  • Private group coaching community
  • Weekly check-ins reviewed by coach
  • Daily habit tracking inside the app
  • Progress milestone celebrations
Ku Soo Biir WhatsApp Hadda

Access guaranteed within 24 hours of payment · No refunds after access granted

Coach Sabrie
Coach-kaaga

NorthStar Health Coaching

Waxaan ahay macalinka kaliya ee fahmaya caqabadaha aad wajaheyso. 90 Cisho ma ahan barnaamij caadi ah. Waxaa loogu talagalay kuwa doonaya isbadal dhab ah — caafimaad, awood, iyo kalsooni cusub.

I built 90 Cisho because I know what it feels like to want to change and not know where to start. Muno lost 8kg in 30 days. Asiyo transformed over 90 days. Abdukadir can now pray without a chair after 15 years of knee pain. That is what this program does. You are next.

Su'aalaha Inta badan la Waydiisto

FAQ — Jawaabaha

Gym ma u baahnahay?+
Maya. Gurigaaga ayaad ku samayn kartaa wax walba — barnaamijka waa kuu diyaar. Jimicsiyada waxaa loo qoray guriga iyo gymka labadaba. Adiga ayaa go'aaminaya meesha kuu habboon — barnaamijku wuu ku qabsoomaa.
Miyaan cancel gareen karaa?+
Haa, gebi ahaanba. Contract ma jiro, qasab ma jiro. Waqti kasta ayaad joojin kartaa app-ka gudahiisa ama WhatsAppka ayaad fariin noogu reebi kartaa. Lacag bixinta xigta ka hor 1 asbuuc haddaad qoraal noo reebto — lacaktaada waa laguu soo celinayaa.
App-ka sidee ayaan ku heli karaa?+
Lacagta xaqiijinta kadib 24 saacadood gudahood waxaad heli doontaa martigelin Gmail dhankeena kaaga imaan doona — NorthStar Health App. Waxaad raacaysaa emailka, kadibna app-ka ayaad soo dejinaysaa. Halkaa ayaad barnaamijkaaga ugu tagaysaa.
Waxaan ahay qof bilow ah — ma ka qeyb geli karaa?+
Haa — gaar ahaan adiga ayaa laguugu talagalay. Barnaamijka Starter wuxuu kugu hogaaminayaa wadada saxda ah ee qofka bilowga ah loogu talagalay in uu maro. Looma baahno in aad hore gym u tagtay iyo in aad hadda koow bilow tahay, looma baahno qalab gaar ah. Wax walba waa laguu sharxayaa tallaabo tallaabo.
Macalinka ma iga jawaabi doonaa?+
Starter-ka, macalinka wuxuu ka jawaabaa kooxda 24 saacadood gudahood (Isniinta ilaa Jimcaha — subixii 8am ilaa duhurkii 1pm waqtiga Minnesota, Maraykanka). Wuxuuna dib u eegaa natiijadaada usbuucle Isniin kasta. Haddaad rabto farriin toos ah oo isla maalintaas lagaga soo jawaabayo — waxaad dooraneysaa barnaamijka Core ($150) ama Elite ($400).
Lacagta sidee baan u bixiyaa?+
WhatsApp naga soo wac — link lacag bixin ayaan kuu soo diraya. $120 bishiiba, dib u cusboonaysiintu waa si otomaatig ah, waqti kastana waad joojin kartaa.
Lacagta ma ii soo celin kartaan?+
Kahor inta aadan app-ka soo dejin cuntadana laguu samayn — haa, lacagta waa laguu soo celin karaa. Laakiin haddaad barnaamijka hesho cuntadaadana laguu diro — kaliya waad cancel gareen kartaa si bisha kale lacag lagaaga goosan.

90 Maalmood ayaa
kuu beddeli kara wax walba

"NorthStar Health Coaching waxay kugu hogaamineysa wadada saxda — adiga ayaan ku sugeynaa"

Barnaamijka waa diyaar. Jimicsiyada waa la dhisay. Cuntada waa la diyaariyay.
Macalinka wuu sugayaa. Wax kaliya oo maqan waa adiga.

Bilow 90 Cisho Maanta — $120/Bil